Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag iyo hadal heyn ka dhalatay !! (Daawo Sawirro)

Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii “uu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney”, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin … Continue reading Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag iyo hadal heyn ka dhalatay !! (Daawo Sawirro)